Suuragal ma tahay in Yurub ay nabad ka dhaliso Ukraine iyada oo aan Mareykanka ku lug lahayn?
- March 3, 2025
Xilli dagaalka Ukraine sii xoogeystay, Boqortooyada Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa isku dayaya inay la shaqeeyaan *Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, si ay usoo bandhigaan qorshe nabadeed oo lagu soo afjarayo colaadda. Dhanka kale,